Maraykanka oo kordhinaya ciidamada ka jooga dalal ay ku jirto Somalia

Mareykanka ayaa shaaciyey inuu isbadel weyn ku sameeyay Ciidamadiisa ka howlgalla qaaradda Afrika, gaar ahaan dalalka ku yaalla Bariga iyo  Galbeed Afrika. Dowladda Mareykanka  ayaa intaas ku dartay in ay kordhisay ciidamada ka joogga Afrika, isla markaana ay ka qeyb gali doonaan howlgallada ay waddaan Ciidamada dalalka Afrika oo ay Soomaaliya qeyb ka tahay. Waxaa … Continue reading Maraykanka oo kordhinaya ciidamada ka jooga dalal ay ku jirto Somalia